Creating Washington's Next Statewide Early Learning Strategic Plan | Available in English, Somali & Spanish

September 16, 2019
ideas infographic

The Washington State Department of Children, Youth & Families (DCYF) is working with communities across the state to gather and summarize existing information, data and experiences to create a statewide early learning needs assessment. This will help us identify where the current system has opportunities for improvement as well as areas of success and promise. It will include data on young children’s health and development, school readiness, the economic stability and well-being of families, availability of high quality early learning experiences and more.

Your Voice Matters!

This survey is one part of the significant partner and community outreach being conducted to inform and shape the current story of early learning needs in our state. We want to hear from parents, teachers, providers and the greater community of partners who work and interact with children prenatal through third grade and their families.

The needs assessment will be completed this fall and will be used to create strategies that will guide the next phase of our work: creating Washington’s next Early Learning Strategic Plan. This plan will become the roadmap that guides how we can all work together to ensure all young children in Washington have the opportunity to experience a great start in life.

Take the short survey today!


Samaynta Qorshaha Khidada Waxbarashada Hore ee Gobolka Washington oo Dhan

Waaxda Gobolka Washington ee Caruurta, Dhalinyarta & Qoysaska (Washington State Department of Children, Youth & Families, DCYF) waxay la shaqaynaysaa bulshooyinka gobolka oodhan si loo soo uruuriyo oo loo soo koobo macluumaadka jira, macluumaadka iyo khibrada si loo abuuro qiimaynta baahiyaha waxbarashada hore. Tani waxay naga caawinaysaa in aanu ogaano nidaamka wakhtigan inuu leeyahay fursado lagu hormarin karo iyo sidoo kale aaga lagu guulaystay iyo kuwa mustaqbalka leh. Waxaa ku jiri doonaa macluumaadka caafimaadka iyo koriinka caruurta yaryar, u diyaar ahaanshaha dugsiga, xasiloonida dhaqaale iyo badqabka qoysaska, awooda waxbarashad tayada sare ah ee khibrada waxbarasho iyo wax kale oo badan.

Codkaagu Waa Muhiim!

Xog uruurintan waxay kamid tahay wada shaqayta muhiimka ah ee iyo adeega bulsahda ee loo qabanayo si loo ogaysiiyo oo loo qaabeeyo sheegakada wakhtigan ee baahiyaha waxbarashada hore ee gobolkeena. Waxaanu doonaynaa in aanu macluumaad ka helno waalidkeen, macalimiinta, bixiyayaasha iyo bulshada wayn ee aanu gacan saarka la leenahay kuwaas oo shaqeeya oo isdhax gala waalidka caruurta inta ay ku jiraan fasalka sadexaad iyo qoysaskooda.

Baahiyaha qiimaynta waxaa lagu dhamaystiri doonaa dayrtan waxaana loo adeegsan doonaa samaynta khidadaha kuwaas oo hagi doona wajiga xiga ee shaqadeena: iyada oo la abuurayo Qorshaha Khidadeed ee Xiga ee Waxbarshada Hore ee Washington. Qorshani waxa uu noqon doonaa khariirada dhabada ee hagaha sida aynu dhamaan u wada shaqayn karno si aynu u xaqiijino in dhamaan caruurteena Washington ay u helaan fursado iyo khibrad taas oo ah bilaw wanaagsan oo nolosha ah.

Xog uruurinta gaaban maanta buuxi!


Creación del próximo Plan Estratégico de Aprendizaje Temprano para todo el estado de Washington

El Departamento de Niños, Jóvenes y Familias del Estado de Washington (Department of Children, Youth & Families, DCYF) está trabajando con las comunidades de todo el estado para recopilar y resumir la información, los datos y las experiencias existentes para crear una evaluación estatal de las necesidades de aprendizaje temprano. Esto nos ayudará a identificar los aspectos con oportunidades de mejora dentro del sistema actual, así como las áreas de éxito y las que representan posibilidades. Incluirá datos sobre la salud y el desarrollo de los niños pequeños, la preparación para la escuela, la estabilidad económica, el bienestar de las familias y la disponibilidad de experiencias de aprendizaje temprano de alta calidad y más.

¡Su opinión importa!

Esta encuesta es parte del importante alcance comunitario que se está llevando a cabo para informar y dar forma a la historia actual de las necesidades de aprendizaje temprano en nuestro estado. Queremos escuchar las opiniones de los padres, maestros, proveedores y la gran comunidad de aliados que trabajan e interactúan con los niños y sus familias, desde la etapa prenatal hasta el tercer grado.

La evaluación de las necesidades se completará este otoño y se utilizará para crear estrategias que guiarán la siguiente fase de nuestro trabajo: crear el próximo Plan Estratégico de Aprendizaje Temprano de Washington. Este plan se convertirá en la hoja de ruta que guíe la manera en la que podemos trabajar todos juntos para garantizar que todos los niños pequeños en Washington tengan la oportunidad de experimentar un gran inicio en la vida escolar.

¡Responda esta breve encuesta hoy!